Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xeryaha ciidamada Xoogga Dalka ee Garbahaarey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xeryaha ciidamada Xoogga Dalka ee Garbahaarey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka kugu tagey Ciidanka Xoogga ee ku sugan Garbahaaray ayaa ku boggaadiyey difaaca dalka iyo howlgallada ay ku beegsanayaan kooxaha argagixisada.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka warbixinayay socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee gobolka Gedo ayaa sheegay in Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo, halkaasi oo ay soo dhaweeyeen shacab iyo maamul.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Afhayeenka ayaa hoosta ka xariiqay in socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ay qeyb ka tahay safaro uu ku mari doono Gobollada ay doorashada ka dhacayaan oo ay magaalada Garbahaarey qeyb ka tahay, waxaana uu Ra’iisul Wasaaraha uu dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee degmada oo dib u dhis lagu sameyn doono.

“Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu soo booqday xerooyinka ciidamada, halkaasi oo uu saraakiisha warbixin uga dhageystay, isla markaana uu salaam ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada, inta uu joogo Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu kulamo kala duwan la yeelan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka ku dhaqan, gaar ahaan Garbahaarey oo uu kala hadli doono arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii doorashada ay uga dhici lahayd”. Ayuu yiri Afhayeenka Xukuumadda.

Previous Post

Guddiga Maamulaya Doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal ee Somaliland oo doortay Guddoon cusub

Next Post

Guddiga Maamulaya Doorashada Jubbaland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Next Post
Guddiga Maamulaya Doorashada Jubbaland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Guddiga Maamulaya Doorashada Jubbaland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In