Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda isagoo kula dardaarmay in ay dardar geliyaan howsha loo xilsaaray.

Related posts

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26ka June iyo 1da Luulyo Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Warbaahinta u sheegay in shirkii maanta ay Raโ€™iisul Wasaaraha Daka Mudane Maxamed Xuseen Rooble uga warbixiyeen howlaha la xiriirta todobaadka xoriyadda iyo shaqooyinka u qabsoomay.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Guddiga uu kal hore sameystay guddi hoosaadyo, kala ah guddiga Amniga, Guddiga hab-maamuuska, Guddiga Warbaahinta iyo wacyigelinta, Guddiga bilicda iyo qurxinta, Guddiga isboortiga iyo guddiyo kale.

“Raโ€™iisul Wasaaraha markii aan warbixinta siinay waxa uu soo dhaweeyay oo uu amaanay shaqada Guddiga ay qabteen muddada yar ee ay jireen, waxaana uu kula dar daarmay inay sii labo laabaan shaqada ay hayaan, maadaama uu waqtiga yar yahay”. Ayuu yiri Wasiir Dubbe.

Previous Post

Dowladda Turkiga oo cambaareysay fal argagixisanimo oo maanta ka dhacay Muqdisho

Next Post

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga "SAWIRRO"

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya,...

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn...

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In