Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2-aad iyo Wasiirro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2-aad iyo Wasiirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa Isniinta maanta ah u magacaabay Cabdisalan Cabdi Calii inuu noqdo Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2aad ee dalka, iyadoo sidoo kale wasiirkii hore ee Maaliyadda, Dr.Cilmi Nuur loo magacaabay inuu noqdo wasiirka hawlaga guud iyo guriyeynta, Yuusuf Maxamed Aaden ayaa isna loo magacaabay inuu noqdo wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada, halka Maxamed Axmed Aaden loo magacaabay inuu noqdo wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.

Afhayeenka xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu sidoo kale u magacaabay 6-wasiir dowle waaradaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Batroolka iyo Macdanta, Haweenka iyo arrimaha Qoyska, Shaqada iyo arrimaha Bulshada, Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga iyo Ganacsiga iyo Warshadaha.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Magacaabistan ayaa timid ka dib markii Ra’iisul Wasaaruhu qadariyey talada madaxweynaha iyo ahmiyadda ay leedahay in la dardargeliyo shaqada xukuumadda, sida uu sheegay Afhayeenka xukuumaddu.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wafdi ka socday xarunta gargaarka Sacuudiga

Next Post

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kenya

Next Post
Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kenya

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kenya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In