Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda oo si kulul uga hadlay qaraxii Muqdisho (Dhageyso)

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre oo magacaabay guddiga la socodka tartanka loo galayo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo caawa la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay weerarkii ay argigixisadu gelinkii dambe ee maanta ku xasuuqeen shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraayaa dhammaan qoysaskii iyo ehelladii ay ka geeriyoodeen dadkii ay weerarkii arxan darada ah u geysteen Shabaabku maanta, waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed mar kale xasuusinayaa inaan u gurmanno dadkii meesha wax ku noqday oo aan Alle u barino” ayuu hadalkiisa ku bilaabay Ra’isulwasaare Kheyre.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

“maanta qaraxii meesha ka dhacay waxa uu tilmaamayaa dhowr waxyaabood, koow waxa uu ahaa musiibo qaran oo aan rajeynayo in umadda Soomaaliyeed ay gacmaha isqabsan doonaan si aan uga soo kabsano, tan labaad waxa uu ahaa fariintii ugu dambeysay ee ay noosoo diraan kooxda Shabaab fariintaasoo aheyd inaanay ka naxeyn shacabka Soomaaliyeed, inaanay ka naxeyn carruur, inaanay ka naxeyn Hooyo, waayo waxa ay la beegsadeen meeshii ugu mashquulka badneyn Muqdisho” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda.

Ugu dambeyntii waxa uu fariin u diray shacabka Soomaaliyeed isaga oo dhinaca kalena ka hadlay jawaabta ay Xukuumaddu ka bixin doonto ficilkan, dhinaca kalena waxa uu Ra’isulwasaare Kheyre ka hadlay gurmadka ay Dowaddu u sameysay dadki Shacabka ahaa ee ay waxyeeladu so gaartay.

Hoos Ka Dhageyso Hadalka Ra’isulwasaaraha:-

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/CODKA-RAIISUL-WASARAHA-TACSI-CAWA.mp3
Previous Post

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay qaraxii galabta-Dhageyso

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Sadex Maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah oo ku aadan Qaraxyadii Argagixiso

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Sadex Maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah oo ku aadan Qaraxyadii Argagixiso

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Sadex Maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah oo ku aadan Qaraxyadii Argagixiso

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In