Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab Dad ku laayay Dalka Tansaaniya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Roobab Dad ku laayay Dalka Tansaaniya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

14 Qof ayaa ku geeriyootay, tiro kalena waa lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobab lixaad leh oo ka da’ay qaybo ka mid ah Dalka Tansaaniya.

Roobabkan oo intooda badan ka da’ay Magaalada Dar es Salaam ee Caasimadda Dalka Tansaaniya ayaa sidoo kale waxyeello soo gaarsiiyay dhismayaal iyo Gaadiid kala duwan sida uu saxaafadda u sheegay madaxa Ciidanka Booliska ee Dares salam; Lazaro Mambosasa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Guddoomiyaha Gobolka dares salam , Paul Makonda ; ayaa amray in la xiro qaar  ka mid ah Dugsiyada hoose dhexe ee Caasiamadda, wuxuuna Shacabka ka codsaday inay ka fogaadaan meelaha ay ku badan yihiin daadadka si loo yareeyo qasaaraha ay geysteen Roobabka.

Roobab aad loogu diirsaday isla markaana saamayn ku yeeshay nolosha Dadka ayaa dhawaan ka curtay qaybo ka mid ah Waddamo dhaca Bariga Afrika, kuwaasoo yareeyay abaarihii ka taagnaa Gobolka.

Isha/ Daily Nation

Previous Post

Madaxa CIA Mareykanka oo la kulmay Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kullan qarsoodi ah

Next Post

Ciidanka Qalabka sida oo Maleeshiyaadka Al Shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Sh.Dhexe+Dhageyso

Next Post
Ciidanka Qalabka sida oo Maleeshiyaadka Al Shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Sh.Dhexe+Dhageyso

Ciidanka Qalabka sida oo Maleeshiyaadka Al Shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Sh.Dhexe+Dhageyso

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In