Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/W ku xigeenka Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
R/W ku xigeenka Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, january 24, 2018–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khader) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan Bille ah oo looga hadlo horumarinta iyo qiimaynta mashaariicda ay fuliyaan ha’ayda deeq bixiyayaasha ah ee Caalamka. Waxaana ka soo qayb galay xubno ka mid ah goloha Wasiirada Soomaaliya, Madaxka socotay Maamul goboleedyadda, dhamaan hay’adaha deeq bixiyaasha iyo Hay’adaha UN-ka ee Bankiga aduunka.

Shirkan ayaa la isku waydiiyaa howlaha u qabsoomay dawladda Soomaaliya, waa side habka ugu haboon ee loo cawin karo shacabka Soomaaliyeed iyo barnaamijyo nooceeya ay dadka Soomaaliyeed, si iskood ah u qabsadeen kuwaas oo dhiirigalin mudan.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa tilmaamay in shirkan uu yahay mid lagu qiimeyo hay’addaha ay wada shaqaynta kala dhxayso Soomaaliya, la iskuna waydaarsado qorshayaasha laga fulinayo dalka, sidoo kalena lagu ansixiyo mashaariicaha waawayn ee laga hirgalinayo wadanka. Waxuuna u mahed celiyay dhamaan dawladaha iyo hay’adaha ka qayb qaata dib u dhiska dalka Soomaaliyeed, sidoo kalena ka fuliya howlo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.

“Xariir wanaagsan ayaa naga dhaxeeya dawladaha caalamka ee ay wadashaqayntu naga dhaxayso, dawlada federaalka ahna shaqooyinka ay qabatay aad ayay ugu aamaaneen, meel fiican ayuuna marayaa waxqabadka sanadkii la soo dhaafay. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka.

Ka soo qayb galayaasha shirka oo u badnaa xubno matalayay Hay’ado caalamiya ayaa soo dhaweeyay horumarka uu ku talaabsaday dalka Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay, waxayna cadeeyeen in sanadka cusub ay Soomaaliya ka hirgalin doonaan mashaariicyo badan, kuwaas oo ka qayb qaadanaya kocobaco dhaqaalaha iyo adeegyada arrimaha bulshada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale (Bayle) Wasiirka Amnigga, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Wasiirka Kullumaysiga Cabdiraxmaan Maxamed Abdi,ayaa dhankooda madahsa ku soo bandhigay howlihii ugu muhiimsana ee ay Wasaaradahooda qabteen sanadka, iyagoona tilmamay in qorshayaal muhiim ah ay dajiyeen, si loo fuliyo sanadkan bilowga ah.

—DHAMMAAD—-

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

Next Post

Minister of Post and Telecom calls for independent, effective Communications Authority

Next Post
Minister of Post and Telecom calls for independent, effective Communications Authority

Minister of Post and Telecom calls for independent, effective Communications Authority

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In