Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga ee xafladda caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Xubnaha guddigaan oo ka kooban 7 masuul ayaa kala ah afar wasiir iyo seddax taliye ciidan, waxayna kala yihiin:

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

1 – Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur guddoomiyaha guddiga.

2 – Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac

3 – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Duraan Axmed Faarax

4 – Wasiirka Cadaaladda Xasan Xuseen Xaaji

5 – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage

6 – Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Xanan Maxamed Xijaar

7 – Iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad

Wareegtada lagu magacaabay ee ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri, “Waxaa la farayaa xubnaha guddiga ee la magacaabay inay waajibaadkooda shaqo u gutaan si hufan oo adkeeyaan amniga xafladda caleema saarka Madaxweynaha JFS.”

Previous Post

Taliyaha XDS oo kormeeray fariisin ciidanka ay ku leeyihiin Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odoyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odoyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odoyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In