Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha Soomaaliya oo wasaaradda Maaliyadda ku bogaadiyay kobcinta Dakhliga 3-dii bilood ee la soo dhaafay “SAWIRRO”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

R/wasaaraha Xumadda Soomaaliya Md Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo Bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka kadib guul ay wasaaraddu ka soo hooysay Dakhliga gudaha Sadexdii Bilood ee lasoodhaafay.

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku guuleysatay in sare loo kiciyo Dakhliga Dowladda soo gala taasoo Sadexdii bil ee lasoo dhafay ay noqotay mid aad uga sareysa sanadihii hore Dakhliga soo xaroonjiray.

R/wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda ka dalbaday in ay xooga saaraan uruurinta Canshuuraha Barriga iyadoona Wasiirka Maaliyadda Somaliya Dr C/raxmaan Beyleh uu balan qaaday howshaas in si wada jir ah loo qabanayo.

Wasiir Bayleh ayaa timaamay in ay socoto howsha Canshuuraha islamarkaana waxa uu cadeeyay Wasiirku amaanta in ay mudanyihiin shaqaalaha ku howlan arinkaas.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay si xowli ah diirada usaareysay sare u qaadida Dhaliga kudaha oo la doonayo in uu kor uga koco sidii uu ahaa.

Previous Post

Municipality of Mogadishu opens today National Competitive bid on rehabilitation of public service offices in 6 districts in Banadir.

Next Post

Madaxweynaha JFS oo codsaday in habka Dhaqaalo u raadinta Ciidanka Amisom  lagu daro sidii Ciidanka Qaranka loogu heli lahaa dhaqaalo 

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida R/Wasaarihii hore ee Jabuuti Marxuum Barkat Gourad

Madaxweynaha JFS oo codsaday in habka Dhaqaalo u raadinta Ciidanka Amisom  lagu daro sidii Ciidanka Qaranka loogu heli lahaa dhaqaalo 

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In