Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Khayre, Xog-haya Guud ee Qaramada Midoobay iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Norway oo Wadajir u Furay Shirka Madasha Oslo+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre, Xog-haya Guud ee Qaramada Midoobay iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Norway oo Wadajir u Furay Shirka Madasha Oslo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
饾悜/饾悥饾悮饾惉饾悮饾悮饾惈饾悶 饾悧饾悮饾惁饾惉饾悮 饾惃饾惃 饾悵饾悺饾悮饾悹饾悮饾惐-饾悵饾悺饾悽饾悹饾悮饾惒 饾悧饾悮饾惈饾惍饾惂饾惌饾悮 饾悞饾悮饾惒饾惂饾悽饾惉饾悿饾悮 饾悽饾惒饾惃 饾悡饾悽饾悿饾惂饾惃饾惃饾惀饾惃饾悾饾悽饾惒饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悶饾悶 饾悏饾悮饾悮饾惁饾悮饾悳饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悞饾悎饾悓饾悁饾悆

饾悜/饾悥饾悮饾惉饾悮饾悮饾惈饾悶 饾悧饾悮饾惁饾惉饾悮 饾惃饾惃 饾悵饾悺饾悮饾悹饾悮饾惐-饾悵饾悺饾悽饾悹饾悮饾惒 饾悧饾悮饾惈饾惍饾惂饾惌饾悮 饾悞饾悮饾惒饾惂饾悽饾惉饾悿饾悮 饾悽饾惒饾惃 饾悡饾悽饾悿饾惂饾惃饾惃饾惀饾惃饾悾饾悽饾惒饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悶饾悶 饾悏饾悮饾悮饾惁饾悮饾悳饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悞饾悎饾悓饾悁饾悆

October 15, 2026

Ra鈥檌isul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, Ant贸nio Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen S酶reide, ayaa si wadajir ah uga furay magaalada Oslo Shirka Madasha Oslo oo looga hadlayo dejinta Xasaradaha caalamka.

Ra鈥檌isul Wasaare Xassan Cali Khare oo kulanka khudbad ka jeediay ayaa aad ugu nuux-nuuxdsay sida ay muhiim u tahay in xasaradaha la dejiyo oo nabad loogu wada noolaado dunida oo dhan.

Ra鈥檌isul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, Ant贸nio Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen S酶reide, ayaa inta uusan shirku furmin waxa ay si warbaahinta kula hadleen afaafka hore ee xarunta uu shirku ka socdo, iyada oo Ra鈥檌isul Wasaare Khaye uu uga mahadceliyay dawladda Nowray casuumaadda shirkaan muhiimka ah.

Ant贸nio Guterres iyo Ine Marie Eriksen S酶reide ayaa ku ammaanay Dawladda Soomaaliya shaqada wanaagsan ee ay hayso iyo sidoo kale barnaamijka xukuumadda ee ku dhisan isla xisaabtanka, daah-furnaanta iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Ra鈥檌isul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa qaar kamid ah madaxda kasoo qeyb gashay Madasha Oslo ee dalka Norway.

Previous Post

Soomaaliya oo dhammeystirtay maamulka Hawada (Faallo)

Next Post

Madaxweynaha JFS oo Addis-Ababa uga qeyb galaya shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo xaaladda amni ee Koonfurta Suudan.

Next Post
Daawo Muuqaalka Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qadar.

Madaxweynaha JFS oo Addis-Ababa uga qeyb galaya shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo xaaladda amni ee Koonfurta Suudan.

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

饾悜/饾悥饾悮饾惉饾悮饾悮饾惈饾悶 饾悧饾悮饾惁饾惉饾悮 饾惃饾惃 饾悵饾悺饾悮饾悹饾悮饾惐-饾悵饾悺饾悽饾悹饾悮饾惒 饾悧饾悮饾惈饾惍饾惂饾惌饾悮 饾悞饾悮饾惒饾惂饾悽饾惉饾悿饾悮 饾悽饾惒饾惃 饾悡饾悽饾悿饾惂饾惃饾惃饾惀饾惃饾悾饾悽饾惒饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悶饾悶 饾悏饾悮饾悮饾惁饾悮饾悳饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悞饾悎饾悓饾悁饾悆

饾悜/饾悥饾悮饾惉饾悮饾悮饾惈饾悶 饾悧饾悮饾惁饾惉饾悮 饾惃饾惃 饾悵饾悺饾悮饾悹饾悮饾惐-饾悵饾悺饾悽饾悹饾悮饾惒 饾悧饾悮饾惈饾惍饾惂饾惌饾悮 饾悞饾悮饾惒饾惂饾悽饾惉饾悿饾悮 饾悽饾惒饾惃 饾悡饾悽饾悿饾惂饾惃饾惃饾惀饾惃饾悾饾悽饾惒饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悶饾悶 饾悏饾悮饾悮饾惁饾悮饾悳饾悮饾悵饾悵饾悮 饾悞饾悎饾悓饾悁饾悆

October 15, 2026
0

Ra鈥檌isul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

漏 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

漏 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In