Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Suudaan oo baroordiiq u sameysay Ra’sul Wasaarahii hore Barkhad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Suudaan oo baroordiiq u sameysay Ra’sul Wasaarahii hore Barkhad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee ku leedahay Dalka Suudaan ayaa muddo 3maalin ah oo baroordiiq ah u sameysay Ra”sul Wasaarahii ugu waqti dheeraa ee soo mara Jamhuuriyadda Jabuuti Allaha u Naxariistee Barkhad Gurad Xamaadu oo dhawaan ku geeryooday Dalka Faransiiska.

Safaaradda Jabuuti ee Suudaan waxaa soo booqday Safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Suudaan si ay ugu tacsiyadeeyaan geerida ku timid Marxuum Barkhad Gurad Xamaadu, waxaana ay wax ku qoreen buuga tacsida oo laga furay Safaaradda.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Sido kale waxey tasci u direen Madaxda Safiiradda, dhamaan reer Jabuuti Xukuumad iyo Shacaba inuu ilaahey samir ka siiyo Marxuumka.

Dhanka kale Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Dalka Suudaan Danjire Axmed Cali Barre ayaa tacsi u diray eheladii iyo Qarabadii uu ka baxay Marxuum Barkhad Gurad Xamaadu asigoone Alle ugu baryay inuu Janada Firdowsa ka waraabiyo.

Sido kale Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan ahna Qunsulka Safaaradda Axmed Ibraahim Buurfuule ayaa asigana tacsi u diray Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabkii reer Jabuuti ee uu ka baxay marxuum Barkhad Gurad Xamaadu.

Innalillaah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Yuusuf Kashmiir Sudan

Previous Post

Dowladaha Sucuudiga iyo Imaaraadka oo cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Garyaqaanka Guud ee Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Garyaqaanka Guud ee Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Garyaqaanka Guud ee Puntland "SAWIRRO"

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In