Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo qabatay shir loogu hadlayo Waxbarashada Carrruurta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo qabatay shir loogu hadlayo Waxbarashada Carrruurta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay qabatay Safaaradda Soomaaliyeed ayaa kasoo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya, Xildhibaano, Madaxda Safaaradda, marti sharaf isugu jiray Macalimiin ka socotay Jaamacado ay ka mid iyo Iskuullo iyo waalidiin, waxaana loogu hadlayay sidii looga gudbi lahaa Ardaydaย  Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfur Afrika caqabadaha kasoo wajaha Waxbarashada.

Macallimiintii iyo waalidiintii ka hadashay madasha Shirka ayaa qiray in Ardayda Soomaalida uu fahankooda aad u sarreeya balse loo baahan yahay in waalidiintu ku dadalaan sidii ay u qabsabsan laahayeen Carruurta laga keeno iyagoo yar yar Soomaaliya waxbarasha Dalkan.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Sidoo kale Shirka ayaa loogu hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Koonfur Afrika ee ku aaddan Waxbarashada sidii loo laba jibaari lahaa iyo sidii ay Dowladda Koonfur Afrika ay u siin lahayd Iskuul Dibadadeed.

Macallimiinta ka hadlay oo uu ka mid ahaa Prof: Dzvimpo oo wax ka dhiga Jaamacadda Vaal ee Johannsburg, ayaa sheegay in uu Soomaaliya u tagay in ay Waxbarashado dibadeed siiyaan qaar ka mid Jaamacaha Soomaaliya waxa uu rajo fiican ka muujiyay Ardayda Soomaalida ee dhigta Jaamacaha Dalkan.

Sidoo kale Osman Raage iyo Chatty oo ka mid ah macallimiinta Magaalada Pretoria ayaa iyagunu sheegay inay soo kordhayso tirada Carruurta Soomaalida ee wax ka barta iskuullada iyagoo dhanka kale sheegay in ay jiraan caqabado xagga Luuqadda ah Caruurta Soomaaliya laga keeno.

Cabdi Xalane Xirsi, oo ah u qeybsanaha Waxbarasha iyo Hiddaha Safaaradda oo qudbad ka jeediyay ayaa sheegay in baaritaan uu sameeyay uu ku ogaaday inay kordhayaan tirada Ardada Soomaaliyeed ee ku dhashay Dalka, taasi oo sabab u ah in Qoysaska Soomaalida ay kusoo badanyaan wadanka K/Afrika.

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Danjire Jamal Barrow ,ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u baahanyihiin in laga dhiso xagga Aqoonta ayna labada Dowladood sii kordhiyaan xiriirka.

โ€œSoomaaliya hadda uma baahno wakhtigan in Raashiin loo qeybiyo balse waxay u baahan tahay Waxbarasho tayo leh in dhallaanka hadda jira ay la qabsadaan waxbarashada Caalamka.

Xilhibaan Ludfi iyo Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda,Mudane C/qaadir Axmed Kheyr, ayaa si la mid ah ugu hadlay tayeynta Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasaaradda Waxbarashada K/Afrika iyo in Jaamacadaha Dalkaan ay waxbarashada la wadagaan kuwa Soomaaliya.

WD: C/qaadir Axad Dhaqane, Pretoria

Previous Post

halinyaradii S.Y.L โ€œHorseed ku dayasho Mudanโ€

Next Post

Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal “SAWIRRO”

Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In