Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Britain ee Soomaaliya oo kulan la qaadatay madaxda maamulka KMG ah ee Jubbaland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Britain ee Soomaaliya oo kulan la qaadatay madaxda maamulka KMG ah ee Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Britain u fadhisa Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefdi ay hogaaminayso oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa halkaasi kulamo kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubbalanad

Danjire Harriet Mathews iyo Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka wada hadlay xaaladaha beni’aadanimo ee ka jirta magaalada Kismaayo iyo sida lagu xoojin karo arrimaha amniga, iyadoo sidoo kale ay kulanka goob ka ahaayeen mas’uuliyiin kale oo maamulkaasi ka tirsan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shir jaraa’id oo ay qabatay Danjire Harriet Mathews ayay ku sheegtay in aad ugu faraxsantahay kulanka ay la qaadatay Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubbaland iyo soo dhaweynta loo sameeyay,

Axmed Madoobe oo isna saxaafada la hadlay ayaa xusay in wafdiga ay hogaamineyso Safiirka Britain u fadhisa Soomaaliya ay kala hadleen meel marinta dastuurka maamulka oo ay shalay ansixiyeen ergo ka kala socotay Jubbbooyinka iyo Gedo, isagoo tilmaamay in ay uga mahadceliyeen gacantii ay ka geysteen dhismaha Maamulka KMG ah ee Jubbaland.

Danjire Harriet ayaa xilka si rasmi ah ula wareegtay dabayaaqadii bishii la soo dhaafay.

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo diyaarineysa siyaad Qaran oo xagga gudniinka gabdhaha

Next Post

Golaha wasiirada oo ka shiray tacadiyo ka dhan ah beni’aadanimada oo lagu eedeeyay AMISOM

Next Post

Golaha wasiirada oo ka shiray tacadiyo ka dhan ah beni’aadanimada oo lagu eedeeyay AMISOM

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In