Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka cusub ee Wadamad Benelux iyo Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyey Brussels

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka cusub ee Wadamad Benelux iyo Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyey Brussels
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Khadiija Cosoble Cali oo ah Safiirka cusub ee Safaaradda Soomaaaliya ,wadamada Benelux iyo Midowga Yurub ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Safaaradda ayaa sheegtay inay si hufan ugu adeegi doonto bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Wadamada Benelux.

Danjire Khadiija ayaa uga mahadcelisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium soo dhaweynta ay u sameeyeen

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Diblomaasiyiinta Safaaradda oo kulanka soo dhaweynta ka hadlay ayaa ku tilmaamay Danjire Khadiija inay tahay qof aqoonleh ayna ku faraxsanyihiin in ay la shaqeeyaan.

Safiirka cusub ee Safaaradda Soomaaaliya Wadamada Benelux iyo Midowga Yurub Danjire Khadiija Cosoble Cali ayaa la filayaa inay kulamo la qaadato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadamada Benelux sida Netherlands, Belgium, iyo Luxembourg oo ay uga warbixiso guulaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo doorka Jaaliyadda ee ku aadan horumarka dalka.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mira dhal ah la qaatay dhiggiisa Kenya

Next Post

Qaramada Midoobay “Gaza waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo oo daran”

Next Post
Qaramada Midoobay “Gaza waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo oo daran”

Qaramada Midoobay “Gaza waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo oo daran”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In