Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka JFS  ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga Dijitalka-ka ee Beijing

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka JFS  ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga Dijitalka-ka ee Beijing
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo Abaabushay Kulanka caalamiga ah ee ganacsiga Digital-ka ayaa ka jeediyay Khudbad dheer oo taabanaysay horumarka laga gaaray ka ganacsiga Digital-ka.

 Safiir Cawaale ayaa ugu horeentii ku Amaanay dowladda Shiinaha kaalinta Hogaamineed ay ka haysti Diknoolajida iyo ka faa’idaysiga, kaa soo ugu baaqay in dalalka soo koraya ay ka faa’idaystaan khibradda ay leedahay dalka Shiinaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Danjire Cawaale Cali Kulane ayaa sidoo kale warbixin ka siiyay dadkii kasoo Qayb galay shirka horumarka ay Soomaaliya ka sameysay Tiknoolajiyada gaar Ahaan, dhanka Internet-ka, Lacagaha loo adeegsado mobilada iyo horumarinta Tiknoolajiyada.

 Ugu dambeyntii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa ugu baaqay Shiinaha iyo shirkadaha ka shaqeeya Tiknoolajiyada in ay Soomaaliya jiraan fursado ganacsi oo wax badan ka faa’idi karaan haddii ay diraaso iyo maalgashi ku sameeyaan.

Tags: Safiirka JFS  ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga Dijitalka-ka ee Beijing
Previous Post

Horjoogayaal ka tirsanaa Argagixisada oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post

Kismaayo: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo argagixisadu ay la eegteen bus ay saarnaayeen cayaartooy

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Kismaayo: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo argagixisadu ay la eegteen bus ay saarnaayeen cayaartooy

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In