Tuesday, January 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiinah+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiinah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo agaasintay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha, iyadoo ka soo qayb galeen Safiirada wadama carabka ka jooga dalka Shiinaha.

Shirkan intii uu socday ayaa waxaa meeshaas ka hadlay oo qudbad soo dhawayn ahย  safiiradaย  u jeediyayย  madaxa xarunta cilmi baarista Shiinaha Carabta ee hagaajinta iyo horumarinta ah Mudaneย  Jiang Feng, isagoona uga mahadnaqay kasoo qayb galka shirka

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

January 27, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caddaaladda oo war ka soo saartay hannaanka dib u eegista Dastuurka

January 27, 2026

Danjire Cawaale Cali Kullane oo inta shirka socday ka hadlay ayaa isagana halkaas ka sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo xariirka dalalka carabta iyo Shiinaha, lagana shaqeeyo sidii loo badin lahaa kulamada nuucan oo kale ah

Sidoo kale waxaa magaca safiirada shirkaas ka qayb galay oo ka mid yahay safiirkeena Dalka Shiinaha Cawaale Cali Kullane ku hadlay safiirka dalka Sacuudi Careebiya Danjire Turki bin Maxamed Al-maadii, isagoo halkaasna uga mahadceliyay xarunta kulankaan soo abaabushay sida ay marti qaadka ugu sameeyeen iyo wadashaqeynta dhaw ay doonayaan in ay la yeeshaan safiirada dalalka carabta.

Safiirka Cawaale oo warbaahintaย  qaranka la hadlay ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid muhiim ah oo xogo muhiim ah laysku waydaarsaday, waxa uuna safiirka u mahadnaqay wasaaradda Arrimaha dibadda oo wadda maalmahan dadaal lagu xoojinayo xariirka Shiinaha iyo dalalka carabta.

Safiirada dalalka Carabka ee dalka Shiinaha ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa in sidoo kale ka qayb galaan shirar kale oo lagu xoojinayo xariirka Ccarabta iyo Shiinaha.

Tags: Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiinah+Sawirro
Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo si rasmi ah ufuray madasha iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka.

Next Post

Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

Next Post
Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

Wasiirka Haweenka oo Maanta Khubad ka Jeedisay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

January 27, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caddaaladda oo war ka soo saartay hannaanka dib u eegista Dastuurka

January 27, 2026
0

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga

January 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magalaada...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In