Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirkii Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xilka wareejisay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Safiirkii Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xilka wareejisay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada NEW DELHI Caasimadda Dalka Hindiya, Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya waxaa si rasmi ah Xilalka ugu kala wareegay “Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-xigeenka Safiirka safaaradda’’ Mudane Cabdifitaax Cabdullaahi Nuur iyo Danjire ‘’Marwo Faaduma Cabdullahi Maxamuud Insaaniyah oo muddo Safiir ka ahayd dalka Hidiya.

Munasabad kooban oo ka dhacday xafiiska Safaaradda waxaa goob joog ka ahaa dhammaan Diblomaasiyiinta ka hawl-gala Safaaradda JFS intoodi ku sugneed gudaha Dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Dhanka kale Munaasabad sagootin ah ayaa waxaa loo sameeyay Danjirihii dowladda JFS ufadhiyay Dalka Hindiya Marwo Faaduma Cabdullahi Maxamuud Insaaniyah oo muddo Xileedkeedi shaqo u dhamaaday.

Waxay Diblomaasiyiinta ka shaqeeya Safaaradda Sooomaaliya ee dalka Hindiya ee magaalada NEW DELHI ku maamuseen Danjire Faaduma casho sharaf iyo abaalmarin mudadii quruxda badneed ee Qaranka Soomaaliyeed loogu adeegayay sida wada jirka ah.

Ku xigeenka Safiirka Safaaradda JFS ahna Siihayaha Safaaradda Mudane Cabdifitaax Cabdullaahi Nuur ayaa ugu horeyn ka hadlay wax-qabadkii iyo hawlihii adkaa ee Safaaradda muddadii ay hogaamineysay Danjire Marwo faduma insaaniya.

Sidaasi si’lamida waxa looga mahad celiyay daruufihii iyo xaaladahii adkaa ee shaqada oo ugu horeeyay muddadii uu Adduunka dhan qalqaliyay xanuunki COVID-19 iyo xayiraadihii ka dhashay ee saameeyay shaqada iyo guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee jooga Dalka Hindiya.

Inta ay socotay munaasabada Habmaamuska sagootinta ayaa waxa halkaasi lugu gudoonsiiyay shahaado sharaf Abaal marin ah oo ay ugarteen diblomaasiyiintii mudada dheer ay isla shaqeenayeen ‘’Marwo Danjire Faaduma.

Ugu dambeyn Safiir ‘’Marwo FADUMA Faaduma Cabdullahi Maxamuud ayaa uga mahadcelisay Siihayaha Safaaradda Mudane Abdifatah Abdullahi Nur iyo Dhammaan Diblomaasiyiinta sida ay u maamuseen iyo muddadii ay uwada shaqeynayeen Qaranka Soomaaliyeed qaasatan ummadda Soomaaliyed ee Adeegyada kala duwan uga baahna Safaaradda.

Previous Post

Kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashada oo maanta la daah furay

Next Post

WFP oo kordhisay kaalmada la siinayo bulshada Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
WFP oo kordhisay kaalmada la siinayo bulshada Galmudug “SAWIRRO”

WFP oo kordhisay kaalmada la siinayo bulshada Galmudug “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In