Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Ururka Haweenka Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Ururka Haweenka Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Ururka Haweeynka Qaranka Soomaaliyeed ee Dagmada Xamar Weyne ayaa ahayd mid ururka Haweenka Qaranka ku muujinayeen saaxiibtinimada soo jireen ka ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha xili Safarada Shiinaha maanta qalab xafiiseed dhameestiran ay ku wareejisay Ururka Haweenka Qaranka .

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Safiirka Shiinaha, Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaraha, maamulka Gobolka iyo kan Degmada Xamar Weyne ayaa siwada jir ah u kormeeray xafiisyadaย  ay safaradda qalabeysay .

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Batuulo Sheekh Axmed Gabale Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa uga mahadcelisay safiirka Shiinaha qalabka uu soo gareysiiyay oo ay qeyb ka yihiin harqaamo shaqa abuur lagu samey doono haweenka Soomaaliyeed.

Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ka qeyb qaata horumarka dalkooda, ka dowlad ahaan ay la shaqeyn doonaan Ururka Haweenka kana saaci doonan sidii loo horumarin lahaa ururka.

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaraha Mudane Cabdullaahi Xaamud Maxamed oo gabagabadii munasabada ka hadalay ayaa sheegay Shiinaha iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir saaxiibtinimo oo soo jireen ah, isagoo uga mahadceliyay kaalmada ay soo gaarsiiyeen ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Safiirka Shinaha oo xirnaa dharka Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa la gudoonsiiyay qudraddaย  dalkeena ka baxa iyo agabka Hidaha iyo Dhaqanka.

Deeqo Jiinow

Previous Post

Dhageyso: Wasiir Khadiijo oo u hambalyaysay Xulka Qaranka dalkeena

Next Post

Dhageyso: Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay guusha ay gaareen

Next Post
Dhageyso: Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay guusha ay gaareen

Dhageyso: Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay guusha ay gaareen

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In