Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda duulista

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda duulista
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradaasi Mudane Maxamed Xuseen Fanax ayaa manata qalab xafiiseed u badnaa kombiyuutaro iyo kuwa wax lagu daabaco ka gudoomay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Weyn Hongton oo Somaalidu ay u taqaano Warsame Geeljire ayaa mar uu ka hadlyay munaasabadda qalabakaasi loogu wareejinayay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada waxa uu sheegay in Safaaraddu ay shaqada joojin doonin kadib Qaraxii dhawaan ka dhacay Hotelka Jaziira oo ay deganeyd Safaaradda Shiinaha,  isla markaana ay sii wadi doonaan taageerada ay siiso Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Somaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac ayaa uga mahadceliyay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya sida uu u garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ka dalbaday Safiirka inuu ka caawiyo mashaariic ay Wasaaraddu dooneyso inay ka fuliso gudaha dalka.

Shiinaha ayaa ka mid ah dalalka xiriirka soo jireenka ah laleh Soomaaliya waxayna tani qeyb ka tahay taageerada Shiinaha uu lagarab taagan yahay dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Tartamayaashii ka qeyb galay tartan aqooneedkii ay Warfaafinta qabatay oo la abaal mariyay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In