Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo booqday isbitalka Ordugan+sawiro.

Related posts

Markii uu tagay Isbitalkaasi waxaa uu kulamo la yeemay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur,Maamulka Isbitalkaasi oo uu ugu horeeyo agaasimaha Isbitalka,waxaana uu dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee uu isbitalkaasi ku shaqeeyo iyo adeegyada uu bixinayo.

Mas’uuliyiinta ayaa siwada jir ah u kormeerey qeybaha uu ka kooban yahay isbitalka Ordugan,islamarkaana so indha indheeyey xaaladda bukaanada ku jira isbitalka adeegyada ay helaan iyo baahiyaha halkaasi kajira.

Isbitalka Ordugan(Ex Digfeer) ayaa kamid ah xaruumaha danta guud oo dowladda Shiinaha ay Soomaaliya ka hirgelisay,waxaana haatan ay wadaa qorshe ku aadan sidii taageero qalabeyn ah ay uga geysan lahayd.

Next Post
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.