Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suldaanka Saldanada Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Siciid ayaa waraaqahii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Cumaan Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano).

Safiirka ayaa ugu horreyn salaan sharaf kaga qaatay Qasriga Suldaanka Cutubyo ka tirsan Ciidanka Muusikada Dalka Cumaan, kadibna waxaa uu uga sii gudbay guddaha Qasriga weyn ee Suldaanka halkaas oo looga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Intaa kadib, Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano waxa uu kulan gaar ah la qaatay Suldaan Qaabuus bin Siciid, isagoo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, sidoo kale Suldaanka ayaa Danjiraha ka codsaday in uu salaan taa lamid ah ka gaarsiiyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Kulankan gaarka ah ee Danjiraha iyo Suldaanka ayaa sidoo kale looga hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal iyo in ay dowladda Cumaan ee aan walaalaha nahay gacan ka geysato dib u dhiska Soomaaliya.

Munaasabaddan waxaa Danjiraha kala qeybgalay Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Qaranka Mudane Cabdullahi Gaafow Maxamud, oo safar shaqo ku jooga Cumaan iyo Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Mudane Raage Cumar.

IMG-20151202-WA0004 IMG-20151202-WA0005 IMG-20151202-WA0006 IMG-20151202-WA0007 IMG-20151202-WA0008 IMG-20151202-WA0009 IMG-20151202-WA0010 IMG-20151202-WA0011 IMG-20151202-WA0012

Previous Post

Wadatashi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRADA Wasiirka X.Xoolaha Soomaaliya oo booqday Wasaarada Beeraha iyo Macdanta ee Suudaan

Next Post
DAAWO SAWIRADA Wasiirka X.Xoolaha Soomaaliya oo booqday Wasaarada Beeraha iyo Macdanta ee Suudaan

DAAWO SAWIRADA Wasiirka X.Xoolaha Soomaaliya oo booqday Wasaarada Beeraha iyo Macdanta ee Suudaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In