Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia Oo dhagax dhigtay dib-u-dhis lagu sameynayo xarunta Safaaradda+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia Oo dhagax dhigtay dib-u-dhis lagu sameynayo xarunta Safaaradda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Safiirada Soomaaliyeed ee  dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa Dhagax dhigtey Xarunta safaarada oo dib udhis balaaran lagu sameynayo mashruucaasi oo ay iska kaashanayaan dhammaan jaaliyadda .

Mashruucan ayaa ah mid  is xilqaan ah oo jaaliyada Somalia ee Zambia ay go,aansadeen in safaaradooda dib u dayac tir ugu sameeyaan si ay bilicda safaaradaha dalalka shisheeye ay ku leeyihiin dalkaasi ay ula mid noqoto.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Hirgalinta mashruucan waxaa kaalin weyn ka qaatey guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia ee uu hormuud u yahey goddoomiyaha Jaaliyadda, Mudane Maxamuud Hiiraan iyo dhammaan Jaaliyada qeybaheeda kala duwan.

Maxamuud Maxamed Hiiraan oo ah Guddoomiya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ayaa sheegey in Jaaliyadda ay go,aansatey in sharafta iyo karaamada dowladnimo iyo shacabkeeda dartiisa ay si isxilqaan ah uga dhisaan safaaradooda.

Dhinaca kale waxaa lagu soo bandhigay naqshada safaaradda laga dhigayo oo ah mid casri ah waxaana  Marwo Xaawa Xasan  Maxamed safiirka dowladda Soomaaliyeed ee dalka Zambiya  ugu mahadcelisey go,aanka Jaaliyadda ay sida is xilqaanka ah ay ugu dayactiraya Safaaradooda.

Tags: Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia Oo dhagax dhigtay dib-u-dhis lagu sameynayo xarunta Safaaradda+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta golaha Shacabka hadal u jeedindoona

Next Post

Sacuudiga Oo Sheegay In Dib Loo Billaabyo Gudashada Cimrada

Next Post
Sacuudiga Oo Sheegay In Dib Loo Billaabyo Gudashada Cimrada

Sacuudiga Oo Sheegay In Dib Loo Billaabyo Gudashada Cimrada

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In