Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo codsaday in lala shaqeeyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka cusub ee Somaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika ayaa ka codsaday Jaaliyadda Somaaliyeed inay si dhow ula shaqeeyaan Safaaradda si wax looga qabto dhibaatoyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geysto gudaha dalkaasi.

Danjire Jamaal Barow oo shalay xilka si rasmi ah ula wareegay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka loo geysta muwaadiniinta Soomaaliyeed, isagoo Jaaliyadda ka codsaday inay la shaqeeyaan safaaradda, si looga hortago dhibaatooyinka lagu hayo Soomaalida dalkaasi ku dhaqan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Anagu waa in aan isku duubnaanaa oo aan ka wada shaqeyno wax u qabashada Jaaliyadda, uma eegeyno meelkasta oo ay ka soo jeedaan, safaaradda ayaana laga rabaa in ay arrimahaasi wax ka qabato, marka idinka Jaaliyadiina waxaan idinka codsaneynaa in aad gacan nagu siiyaan sidii aan u noqon lahayn dhamaanteen hal koox oo isku hadaf ah” ayuu yiri Jamaal Barrow.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Jimciyadda SEMA oo laga xusay Muqdisho

Next Post

Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In