Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Caafimaadka Dalkaas

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Caafimaadka Dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya wadanka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta kulan la qaatey Wasiirka Caafimaadka Dawladda aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Dr. Heytham Mohamed Ibrahim.

Kulankaasi oo ahaa mid looga hadlaayay Xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhaxeeya labada dal iyo iskaashiga dhinaca Caafimaadka,ayaa sidookale waxaa looga hadley gaar ahaan arrimaha khuseeya ardeyda Caafimaadka iyo fursadaha ka jira wadankaan si ay ugu faa’ideystaan, waxaa kaloo ay isla garteen labada mas’uul in la xaliyo cagabadaha si gaarka ah u heesta ardeyda Soomaaliyeed ee Tababarka halka u joogaan,wuxuuna ku dhamaadey guul.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kumanaan arday Soomaaliyeed ah ayaa Waxbarasho u jiraan dalal kala duwan,Dalka Suudaan ayaana ka mid ah dalalkaas.Waxayna halkaa u joogaan inay Aqoontooda hormariyaan si Barri dalka iyo dadka ugu anfacaan.

Tags: Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Caafimaadka Dalkaas
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Gaaray Xuddur “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Diinta Oo Culimada Soomaaliyeed Uga Digtay La Macaamilka Khawaarijta

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Diinta Oo Culimada Soomaaliyeed Uga Digtay La Macaamilka Khawaarijta

Wasaaradda Arrimaha Diinta Oo Culimada Soomaaliyeed Uga Digtay La Macaamilka Khawaarijta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In