Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed MaxamuudΒ  Cabdikariin Gabeyre oo uu wehliyo agaasimaha Rugta Ganaciga Cabdi Abshir Dhoore, isla markaana booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa waxa ay booqdeen xarunta Warshadaha Dalkaasi, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Xoghayaha guud ee Rugta Warshadaha Dalka Mr Yavuz,

Wafdig ayaa waxaa booqashadooda Xarunt Warshadaha Dalka Turkiga ku weheliyey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Tukiga Danjire Cabbdullaahi Maxamed Cali iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga ee Safaarada Yuusuf Axmed Xasan (Jeego)

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Danjiraha Soomaaliya ee wadanka Tukiga iyo wafdiga ka socday Rugta Ganacsiga waxay ay sidoo kale ka qaybgaleen kulan sanadle ah oo ay soo qaban qaabisey Rugta Warshadaha wadanka Turkiga.

Wasiirka Ganacsiga iyo Canshuuraha dalka Turkiga ayaa waxa uu kasoo qeyb galey kulnka asagoo si heersare ah u qaabilay wafdiga ka socdey Soomaaliya.

Sidoo kale kulanka ayaa wax aka soo qeyb galey Guddoomiyaha Rugta Warshadaha Wadank Turkey Nuraddin Ozdabir,iyadoo Β lagu marti qaadey dhaman Safaaradaha Degan Magaalada Ankara iyo ganacsato waaweyn oo magac kuleh wadanka Turkiga,

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka wadanka Turkiga uu la leeyahay wadamada soo korayo oo ay Soomaaliya ka midtahay.

Safiirka soomaliya u fadhiya wadanka Tukiga iyo Wafdiga Soomaaliya ka socday ee uu hogaminayey Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga waxa ay si isku mid ah uga mahad celiyeen mus’uuliyiintii Turkiga ahaa ee ka soo qeyb galay kulanka, sida Wasiirka Ganacsiga iyo Canshuuraha dalk Turkiga.

Madaxa Β xafiiskaa Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga Yuusuf Axmed Xasan ayaa waxaa uu sheegey in ay howshaan tahay howl balaaran,oo fursad u ah Ganacsatada Soomaaliya, isagoo balan qaadey in uu ku dadali doono Β sidii labada wadan ganacsigooda loo xoojin lahaa.

Safiirka Soomaaliya ee wadanka Turkiga Danjire Cabdullaahi Maxamed Cali Β ayaa dowladda Turkiga uga mahadceliyay taageerada iyo xiriirka ay Soomaaliya u fidiyeen xilli loo baahna, waxaana uu intaa ku daray in dhankiisa uu soo xoojin doono xiriirka labada dal.

IMG_0467 IMG_0488 IMG_0495 IMG_0501 IMG_0529 IMG_0554

 

IMG_0638 IMG_0659 IMG_0683 IMG_0694

 

ALi Mo’alim Isak

Previous Post

Jeneraal Gaafoow “Waalidiinta waa ineysan ilmahooda u gacan gelin ma gefayaasha”

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Baay oo xarigga ka jaray waddo cusub oo laga hirgeliyay Baydhabo

Next Post
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed

Gudoomiyaha gobolka Baay oo xarigga ka jaray waddo cusub oo laga hirgeliyay Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In