Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sagaal sano kadib Lubnaan oo qabaneysa dooorashooyin guud

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Sagaal sano kadib Lubnaan oo qabaneysa dooorashooyin guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunaha codeynta ee loogu talagalay doorashooyika ayaa ka furmay dalka Lubnaan,taasoo ah markii ugu horeysay tartan loo galayo Baarlamaanka dalkaasi mudd laga joogo sagaal sano.

Tartanka codeynta ee maanta bilaawday ayaa loo arkaa in ay ku loolamayaan 583 musharax oo doomaya 128-da kursi ee baarlamaanka dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

3.8 milyan oo dad ah ayaa is-diiwaangelisay,waxaana sanduuqyada cod-bixinta oo  gaaraya  6,800 la dhigay dhammaan dalka Lubnaan gudihiisa.

Maalinimadii Sabtida, ciidamada Mileteriga Lubnaan ayaa la dhigay guud ahaan deegaanada dalkaasi,si ay ugu diyaargaroobaan codeynta doorashada Baarlamaanka iyo waxa ka dhalan kara.

Doorashooyinkaan ayaa dhacaya markii ugu horeysay sagaal sano kadib,oo ay jireen khalalaaso siyaasadeed oo dhaliyay in dalka Lubnaan muddo 2-sano ah uu noqdo bilaa  madaxweyne,isla markaana Baarlamaanka dalkaasi loo arko in ay sameystaan muddo kordhin dhowr jeer ah.

Previous Post

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo saraakiil ka tirsan Dowladda FS iyo Dowlada Goboleedyada tababar ugu qabatay Boosaaso+Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lakulmay Gudiyada joogtada ee Golaha Shacabka

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lakulmay Gudiyada joogtada ee Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lakulmay Gudiyada joogtada ee Golaha Shacabka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In