Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saldhigga Booliiska Degmada Cadale oo Xarigga laga jaray kaddib dayac-tir lagu sameeyay+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Saldhigga Booliiska Degmada Cadale oo Xarigga laga jaray kaddib dayac-tir lagu sameeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Md; Maxamed Cabdiraxmaan kheyre ayaa Maanta Xarigga ka jaray Saldhigga Booliska Degmada Cadale oo dib u dayac-tir ballaaran lagu sameeyay.

Dib u dhiska iyo dayac-tirka ay Wasaaradda amniga Hirshabeelle ku sameysay Saldhigga Degmada Cadale ayaa waxaa Gacan ballaaran ka geystay hay’adda IOM iyo AMISOM, sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Wasiirku.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiirka ayaa ugu mahad-celiyay IOM kaalinta ballaaran ee ay ka qaadatay horumarinta kaabayaasha Dowladda oo ay ugu horreeyaan dhsimayaasha Xarumha muhiimkau u ah Hirshabeelle.

โ€œWaxaa marka hore u mahadcelinayaa hayโ€™adda IOM oo runtii si weyn isagu howshay horumarinta adeegyada muhiimka u ah Hirshabeelle, xaqiiqdii sharaf iyo farxad ayay innoo tahay in Maanta aan si rasmi ah u daah-furno Saldhigga cusub ee Degmada Cadale oo loogu adeegi doono Bulshada ku nool halkan” ,ayuu yiri wasir Kheyre.

Saldhiggan cusub ee ay yeelaneyso Degmada Cadale waxaa ku shaqayn doona Booliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ay taageerayaan Ciidamada AMISOM.

Wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa wadday dar-dar gelinta dhismaha iyo dib u dayac-tirka Saldhigyada degaannada Hirshabeelle, si uu maamulku wax uga qabto hanashada nabad-gelyada iyo fulinta baahiyaha kala duwan ee Bulshada.

ย ย ย ย ย ย 

Previous Post

Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay in ka badan 45 arday oo ku biirtay Jaamacadda Cavendish

Next Post

Ciidanka XDS oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen Sh/dhexe

Next Post
Ciidanka XDS oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen Sh/dhexe

Ciidanka XDS oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen Sh/dhexe

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In