Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ciidan oo booqday deegaanadii dhawaan laga xoreeyeey maleeshiyada Al-Shabaab ee Sh/Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ciidan oo booqday deegaanadii dhawaan laga xoreeyeey maleeshiyada Al-Shabaab ee Sh/Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil uu hogaaminayay Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin Taliyaha ciidanka Daraawiishta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday qaar ka mid ah deegaqannadi dhawaan laga xoreeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelada Hoose, halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka.

Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa ujeedka booqashadooda ku sheegay sidii ay u dhiirigelin lahaayeen ciidanka ku sugan furumaha dagaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan booqanaya goobaha ciidamadu ay ku sugan yihiin, Afgooye, Sabiib iyo Caanoole, waxaan la kulanay saraakiil iyo shacabka deegaanadaasi, ujeedkeenu waa in aan dhiirigelin u sameyno howlgallada ciidamadu ay wadaan, waxbadan ayaan aragnay oo isbedel ah, adeegyadii bulshada oo dib u soo laabanaya iyo nolosha oo caadi ah, kadib markii maleehiyaadka argagixisada laga xoreeyay deeganadaasi”. Ayuu yiri taliye Sulub,

Taliyaha ayaa ku ammaanay ciidamada halkaasi ku sugan oo difaaca shacabka,  waxaana socdaalkiisu uu imaanaya iyadoo dhawaan maleeshiyaadka Shabaab laga xoreeyey deegaanno hor leh.

Previous Post

State Minister for Foreign Affairs welcomes the new UN representative in Mogadishu

Next Post

Dagaal Khasaaro gaystay oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Next Post
Nabad diidka Al-Shabaab oo Degmada Xarar-dheere ku xiray Waxgarad kasoo horjeestay amarro ay soo saareen

Dagaal Khasaaro gaystay oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In