Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan booliska oo tababbar uga furmay dugsiga Jeneraal Kaahiye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan booliska oo tababbar uga furmay dugsiga Jeneraal Kaahiye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabada tababbar logu furayay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeybgaleen Taliyah Ciidanka Booliska  iyo Sarkiil Ciidan ayaa  lagu qabtay xarunta dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho,

Tababbarkan oo loo furay 85 Saraakiil  Ciidan oo Boolis ah  oo ka dalacay darajadii hore ee ay heysteen, waxaana tababbaraka socon doonaa bilooyin, kaasi oo lagu bixin doono casharo la xiriira waajibaadka ka saaran howlaha ciidan ee ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo furay tababbarka ayaa sheegay in saraakiishan looga baahanyahay inay ka faa’iideystaan fursadda ay iminka heystaan, waxaana uu intaa ku daray inay joogteyn doonaan sare u qaadidda aqoonta iyo xirfadda saraakiisha ciidanka booliska.

“Maanta waxa ay  taagantahay in tababbar loo furo dad mudo ciidanka Booliska ka tirsanaa oo ka dalacay sarkiil xigeenimada, una dalacay darjada sarkaal marka waxaa idin  saaran mas’uuliyadda oo waxaa nigal baahanyahay in aad ka faa’iideysataan casharada aad qaadaneysaa” ayuu yiri Taliyaha ciidanka Booliska

Previous Post

Howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka bilaabaneysa deegaanada Koonfurgalbeed

Next Post

Madaxweynah oo la kulmay safiirrada dalalka ku jira howlgalka AMISOM-Sawirro

Next Post
Madaxweynah oo la kulmay safiirrada dalalka ku jira howlgalka AMISOM-Sawirro

Madaxweynah oo la kulmay safiirrada dalalka ku jira howlgalka AMISOM-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In