Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Tanzania

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Tanzania
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil bareyaal ah oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), ayaa waxaa magaalada Kalimanjaro – Moshin ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tababar ku saabsanaa macalinimada Habka Socdaalka (TOT MIDAS Training).

Tababarkan Macalimo oo Saraakiisha barayaasha ah u socday mudo 5 Maalmood ah, ayaa qeybtiisa koobaad waxaa loo qabtay Saraakiil ka kala socotay Xuduudaha dalka Soomaaliya, waxaana tababarka siiynayay Khubaro ka socotay Xarunta Dhexe ee hay’adda IOM ay ku leedahay Magaaladda Geneva, ee Dalka Swizerland.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Saraakiishan bareyaasha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee uu tababarku ugu soo xirmay, ayaa mudadii uu Tababarku u socday waxey halkaa ka soo kororsadeen aqoon iyo waayo aragnimo ku saabsan maareynta nidaamka socdaalka xuduudaha,(MIDAS Training), waxaana laga sugayaa iney Saraakiisha kale ee Hey’adda ee ka howlgala xuduudaha dalka ay uga faa’ideeyaan aqoonta ay soo barteen, islamarkaana ay u furaan tababaro ku saabsan nidaamka Habka Socdaalka Dalka (MIDAS Training), oo ah nidaam isku xiraya socdaalka  xuduudaha dalka, si ay iyaguna ugu sii dabaqaan shaqada ay u hayaan Hey’adda, loona fududeeyo xog Socdaalka iyo iska Warqabka Saraakiisha ka howlgala xuduudaha dalka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS òo qeybaha bulshada Galmudug kala hadlay doorkooda ku aadan la dagaallanka Khawaarijta

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In