Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha booliska oo ka hadlay xoojinta amniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Saraakiisha booliska oo ka hadlay xoojinta amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid mahadcelin ah oo loo jeedinayay qaar ka mid ah saraakiisha booliska ee gacanta ka geystay hab maamuuskii loo sameyay ciidanka booliska, gaar ahaan xuskii 72 guruurada ka soo waregtay aas aaska ciidanka booliska oo 20-kii bishan lagu qabtay Muqdisho.

Kulanka ayaa mahadcelin loo jeediyay saraakiishii ciidanka booliska ee sida hagaansan uga qeyb qaatay xuska maalinta ciidanka booliska, waxaana saraakiishu ay si wadajir ah isugu raaceen in munaasabadda ay ku soo idlaatay guul.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska ahna kusimaha taliyaha ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax oo kulanka kadib la hadlay Warbaahinta ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee ay u guteen saraakiisha ciidanka booliska hab maamuuskii 72guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska, waxaana uu ciidanka ka codsaday inay xoojiyaan howlaha amniga lagu sugayay.

20-kii bishan ayaa Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka si weyn looga xusay aas aaska ciidanka booliska Soomaaliyeed 20-kii December ee sanadkii 1943-kii oo ku beegneyd 20-kii bishan.

vlcsnap-2015-12-22-12h08m48s21 vlcsnap-2015-12-22-12h08m57s113 vlcsnap-2015-12-22-12h09m20s83 vlcsnap-2015-12-22-12h09m31s193 vlcsnap-2015-12-22-12h09m38s14 vlcsnap-2015-12-22-12h09m47s101 vlcsnap-2015-12-22-12h09m57s193

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo gaaray Jowhar

Next Post

SHEEKH CALI DHEERE: Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo iyo naxariiseed

Next Post
SHEEKH CALI DHEERE: Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo iyo naxariiseed

SHEEKH CALI DHEERE: Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo iyo naxariiseed

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In