Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha qeybta 21-aad oo ka qeybgalay kulan lagu dhameyntiraayay Heshiiska Beelo walaalo ah.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Saraakiisha qeybta 21-aad oo ka qeybgalay kulan lagu dhameyntiraayay Heshiiska Beelo walaalo ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qeybta 21aad ee Xogga Dalka Soomaaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasibad lagu dhameystirayay heshiisyadii ay horey u gaareen beelaha walaalaha ah ee deeganada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan gobolka Mudug

Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya, waxaa l aga soo saaray Qodobo lagu xoojinayo heshiiskii horey u dhex maray odayaasha Labada dhinac ee degaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo,waxaana ka mid ahaa,

Related posts

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026

1.in la fuliyo dhamaan qodoba ku xusan heshiiska ay wadda Saxiixdeen Walalaha ay dhexmareen colaadda.

2-Gudigu wuxuu doortay Shir gudoon, waana inuu qaab-dhismeedkiisu dhameys tirmaa
4-ta bari ah ee uu shirku socdo.

3- Dowladda Faderalka Somaliya waxaa laga rabaa inay tayeyso Gudiga isku dhafka ah si ay u dar dargaliyaan nabadeynta iyo dhab- u-heshiinta beelaha walaalaha ah,
4- In wadda hadaladu Sii socdaan.
5- in wadahadal lagu dhameeyo, xal waarana laga gaaro wixii dhib ah oo aan laga samri karin, laguna lafa guro Shirarka soo socoda.
6- In guddiga isku dhafka ah ee Odayaasha Labada Beelood gacan siiyaan Ciidanka Xooga DS si ay u fuliyeen heshiisyadda Nabadeed.
7- in Odaygii uHogaansami waaya Heshiisyada Nabadda ay CXDS tilaabo adag ka qaadi doonaan.
8- in Gogosha xigta la dhigo Magaalada Gaalkcyo 5-ta February/20120 ayna fududeyso Dowladda Somaliya.

Previous Post

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS oo la soo gabagabeeyay

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad oo howlgalo kawada wadada isku xirta Kismaayo iyo Jamaame”SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad oo howlgalo kawada wadada isku xirta Kismaayo iyo Jamaame”SAWIRRO”

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad oo howlgalo kawada wadada isku xirta Kismaayo iyo Jamaame"SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In