Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

khudaarta suuqyada Boosaaso oo sara u kac laga dareemay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Sida looga faa’iideysan karo waxsoo saarka dalka oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sare ukac wayn oo dhinaca khudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada waaweyn ee boosaaso kuwaasoo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa wax kala iibsiga ee suuqa,

Sare u kaca iyo qiimo kororka ku yimid sicirka khudarta ee suuqyada Boosaaso ayaa mudooyinkan la dareemayey, iyadoo arrinta ay saameyn ku yeelatay dhaqdhaqaaqi wax kale iibsiga ee suuqyada gaar ahaan dadka  danyarta oo si weyn wax uga iibsada suuqa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Inkastoo sare ay ukacday khudaarta laga iibiyo suuqa ee dadka raashinka ku karsadan, hadana waxyaabaha sida weyn loo dareemay waxaa kamid ah qiimaha yaanyada oo sare ukacay intii horey loogu iibsan jiray, iyadoo rubici yaanyada uu yahay haatan 15kun halki marki hore uu ka ahaa 8 kun, arintaas qoysas badan ay dareemeen.

Sare ukaca qiimaha khudaarta gaar ahaan yaanyada ayey ganacsatadu ku micneeyeen inay sabab u tahay abaaraha iyo roob la’aanta kajirta qaar ka mid ah gobollada dalka, waxayna intaas ku dareen inay kala badantahay baahida dadka iyo khudaarta suuqa taalla, sida uu leeyahay feysal cabdi cali oo kamid ganacsatada khudaarta..

Qiimaha sare u kacay ee khudaarta suuqyada Boosaasoayaa saameyn kuyeelatay ganacsatada oo nolol maalmeedkooda ka hela ganacsiga khudaarta, waxayna sheegeen in in maadaama khudaarti ay sare ukacday ay yaraadeen dadka ka iibsan jiray khudaarta maadaama ay danyar u badnyaayeen sida ay sharaxeyso faadumo aadan oo kamid ah haweenka khudaarta iibiya,

Sare ukaca qiimaha khudaarta ee boosaaso ka sokow qoysaska danyarta ah e magaalada degan waxaa aad u dareemay baararka iyo maqaayadaha waaweyn ee cuntooyinka laga cuno, waxaana dad badan oo aan arintan wax ka weydiinay ay rajeynayaan inuu isbadel ku yimaaday qiimaha khudaarta.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

R/wasaaraha dalka oo muqdisho ku soo laabtay

Next Post
R/wasaaraha dalka oo muqdisho ku soo laabtay

R/wasaaraha dalka oo muqdisho ku soo laabtay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In