Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRRO:- Ciidammada Nabad Sugidda Oo Fashiliyey Qaraxyo La Doonayey In Maqaayad Lagu Weeraro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO:- Ciidammada Nabad Sugidda Oo Fashiliyey Qaraxyo La Doonayey In Maqaayad Lagu Weeraro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo gacanta ku dhigay laba gaari oo midkood uu ku xiranyahay waxyaabaha qarxa, kuwaasi oo lala damacsanaa in lagu Qarxiyo mid ka mida Goobaha ay dadka shacabka ah isugu yimaadaan.

Sargaal ka tirsan ciidanka Nabad sugidda ayaa sheegay inay in mid ka mid ah lagu Qarxiyo maqaayad ku taala meel ka mid ah Muqdisho, halka midka kalena ay saarnaayeen maleeshiyaad doonayay inay weerar geestaan markii uu Qaraxa dhaco kadib.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

February 18, 2026
Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026

Ciidanka miino baarista oo ku guda jira inay qaraxa ka furaan gaariga ayaa intii ay ku howlanaayeen howsha uu si iskiis ah u qarxay, iyadoo ay dhaawacyo fudud ay ka soo gaareen qaar ka mid ah ciidankii howsha ku guda jiray iyo dadkale oo goobta ka agdhawaa.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabadsugida ayaa sheegay in labadan gaari ay ka war heleen xogtooda.

DSC02031 DSC02034 DSC02040 DSC02082

Sawir qaade:- Farxaan Suleymaan (Maaskaro)

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda caafimaadka oo xaqiijisay in cudurka shub biyoodka uu ka dilaacay Jubbada Dhexe

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Wasaaradda caafimaadka oo xaqiijisay in cudurka shub biyoodka uu ka dilaacay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

February 18, 2026
0

Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta 1-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan, Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In