Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Wasiir Beena-beene oo lagu wareejiyey xilka wasaaradda Qorsheynta XFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Wasiir Beena-beene oo lagu wareejiyey xilka wasaaradda Qorsheynta XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaradah Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS Mudane Maxamud Cabdiraxmaan Beenebeene iyo Wasiirkii hore Amb Jamaal Maxamed Xasan.

Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta dhexe wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay, Wasiiru- Dowlaha Mudane Cabdirashiid Jire, Wasiir ku-xigeenka Maxamed Cabdiqaadir Cali iyo Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Marwo Fahma Axmed Nuur, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare, Hanti-dhowrka Qaranka, Xildhibaadaha Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare, Golaha Shacabka, Agaasimayaasha Waaxaha iyo shaqaalaha Wasaaradda.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ugu horeyn waxuu sharaxaad ka bixiyay howlahii baaxada lahaa ee Wasaaradda u qabsoomay muddadiida uu hormuud u ahaa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

โ€œMudane Raโ€™iisul Wasaare anigoo ka faaโ€™iideysanayo fursadan qiimaha badan waxaan u mahadceliyaaa Shaqaalaha Wasaaradda qeybahooda kala duwan, dowlad gobaleedyada, hayโ€™adaha dowladda iyo Beesha Caalamka oo si wanaagsan aan u soo wada shaqeynay, Mudane RWX waxyaalahii inoo qabsoomay waxaa ka mid ah, in aan kordhinay miisaniyadda, shaqaalaha iyo xafiiyadaba aan kula wareegnay oo toban jibaar intii aan kula wareegnay. waan kordhinay marka loo eegno, shaqaalaha si lamid ah, Xafiisyada sidoo kale waa toban jibaar intaa aan kula wareegay wax uun baa ku kordhinay anagoo aanu wasiirkii hore kala wareegnay qorshe diyaarsan oo wasiir hore igu wareejiyay ayaan fulinay, Sidoo kale waxaa inoo suuragalay diyaarinta iyo wax ku kordhinta Qorshahii sagaalaad iyo dajinta Istaraajiyada kala duwan oo ay ka mid yahiin Istaarajiyada Qaran ee Xalka Waara, Sharciga Hayโ€™adaha aan dowliga ahayn ee NGO, Siyaasatada Maalgashiga, Qorshaha Horumarinta Qaranka, Dhismaha Hayโ€™adda Istaatikada Qaranka, waxaan rajaynaa Wasiirka Cusub ee saaxibkeey ah oo aan rajaynayno in waxyaabaha aan ka gaabinay sii dhameystiri donna howlaha sii wadi doonoโ€ Ayuu yari Wasiirkii hore Jamaal Maxamed Xasan.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa boggaadiyay howlaha uu soo qabteen Wasiiradii hore, isla markaana balan qaaday in uu sii xoojin doono shaqooyinka, halka ay hada joogana ay kasii wadi doonaan.

โ€œWaxaan sharaf ii ah in masuuliyadan kula wareega halkan, waxaan halkan ka qeexayaa inaa sii wadi doona howlaha baaxada leh ee qorshaha horumarinta qaranka iyo howlaha horu-tebinta u leh wasaaradda habsami soocdkooda, dabacan qorshaha waxa uu marayaa heer dhaxe waxaa horyaalo fulinta Qorshaha horumarinta qaranka Sagaalaad iyo u diyaar garowga qorshaha-10Aad oo ku salayn doono aragtida Madaxwayanha JfS iyo RWX, Sidoo kale waxaan ahmiyadd siin doonaa horumarinta dhaqaalaha iyo shaqo abuurka dadkeena, waxaana si xoogg badan ugu shaqeyn doonaa Abaaraha soo noq-noqday sii wax looga qaban lahaaโ€Ayuu yari Wasiirka Cusub ee Wasaaradda

Raโ€™iisul Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre ayaa boggaadiyay shaqadii baaxada lahayd uu soo qabtay Wasiir Jamaal, isagoona kula dar-daarmay masuuliyiinta cusub oo ugu horeeyo wasiirka Wasaaradda in shaqada halka ay hada joogto kasii wadaan, sidoo kale waxa uu tilmaayay in hayโ€™adahii taageeray dhismaha wasaaradda iyo shaqooyinka kala duwan ee la qabtay u mahadcelinayo โ€œwaad ku mahadsan tahihiin sidaa noo caawiseen.โ€

Dhamaad
Abdirashiid Nur.

Previous Post

Wasiiru-dowlaha Cusub Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Xilka La Wareegay

Next Post

shirka looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga

Next Post
shirka looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga

shirka looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In