RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Munaasabad ballaaran oo si heer qaran ah loo soo agaasimay kana qayb galayaan madaxda ugu sarreysa ee dalka,ayaa maanta si habsami leh uga socota magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, taas oo lagu caleema-saarayo Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNE CABDIQAADIR FIRDHIYE.











