Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Ayuub Ismaaciil oo booqdey xarunta gargaarka ee Boqor Salmaan ee Muqdisho+sawiro April 14, 2019

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Senator Ayuub Ismaaciil oo booqdey xarunta gargaarka ee Boqor Salmaan ee Muqdisho+sawiro April 14, 2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Ayub Ismaaciil Yuusuf ayaa magaaladda caasimadaa ee Muqdisho ku booqday xarunta ugu weyn ee Gargaarka iyo arimaha Bini’aadanimada ee Boqor Salmaan ee bariga Afrika halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay . Senatorka ayaa waxaa si maamuus iyo qadarin ku jirto waxaa ugu soo dhaweeeyay maamulaha xarunta mudane sulmaan Suweyd ,iyagoona ka wada hadlay arimaha bini’aadantimada ee Hey’aado Boqor Salmaan ay ka wado 18 gobol ee Soomaaliya .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulaha iyo Senatorka ayaa waxaa si gaara ay iskaga waraysteen arimaha bini’aadantinimada ee gobolka Awdal oo abaaro ba’an iyo roob la’aan ay ka jirto . Iyadoo dhawaan ay nagu soo beegan tahay bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa uu sheegay Salmaan Suweyd inay bilaabi doonaan gargaarka ay ugu talagaleen 18 gobol ee Soomaaliya , isagoona intaas ku daray in gobolka Awdal oo cirifka waqooyi-Galbeed kaga yaal Soomaaliya inay il gaara ku eegi doonaa kaasi oo dhawaan ay ku dhufatay duufaantii SAGAR .

Mudane Salmaan Suweyd maamulaha xarunta Boqol Salmaan ayaa balan qaaday in wajiga koowaad ay bixin doonaa Labo Ambulance iyo qalab caafimaad oo iskugu jira sariiro iyo agabka kale ee Isbitaalada kuwaasi oo la geyn doono gobolka Awdal .

Mudane Senator Ayub Ismail Yusuf oo ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo gudddiga arimaha dibada ee aqalka Sannadka ayaa dadaal dheer ugu jira sidii loo gaarsiin lahaa deegaanada uu ka soo jeedo oo inta badan aysan gaarin gacanta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeqaha beesha Caalamku ugu gala galay gobolkaas .

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Addunka

Next Post

Howlgal ay siwada jir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda oo lagu dilay Horjooge Daacish ah

Next Post
Howlgal ay siwada jir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda oo lagu dilay Horjooge Daacish ah

Howlgal ay siwada jir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda oo lagu dilay Horjooge Daacish ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In