Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Xuseen Maxamed Oo Deeq Dawo ah Gaarsiyay Isbitaalka Dhimirka Ee Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Senator Xuseen Maxamed Oo Deeq Dawo ah Gaarsiyay Isbitaalka Dhimirka Ee Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xuseen Maxamed Daahir oo kamid ah Senetorada Aqalka Sare ee dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq caafimad Isbitaalka dhimirka ee magaalada Baydhabo, kuwaasi oo isugu jirtey daawo iyo sariirooyin loogu talagaley bukaanada Isibitaalka

“Isbitaalkan oo ay ku jiraan 140 bukaan rag iyo dumar isugu jira. Waxaa dhaqan celin iyo daaweyn loogu sameeyaa bil walba 100 illaa iyo 300 oo bukaan jiif ah”. ayuu yiri Senator Xuseen oo la hadley Warbaahinta Qaranka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Senator Xuseen ayaa intaa ku darey in Isbitaalka uusan wax kaalmo ah helin haba yaratee , Haddeey ahaan laheyd dhanka daawada iyo nolosha.

Senator Xuseen Maxamed Dahir oo katirsan guddiga horumarinta adeegga bulshada, arrimaha Beni-aadannimada, Warfaafinta, iyo Dhaqanka ayaa sheegay in uu u istaagayo siduu wax ugu qaban lahaa bushadiisa, gaar ahaan dhanka Waxbarashada iyo caafimaadka

Ugu dambeyn Senator Xuseen ayaa codsi u jeediyay dhammaan mutadawiciin ta jecel in ay wax caawiyaan in ay gargaar deg deg ah lasoo gaaraan isbitaalka haday ahaan lahaayeen ganacsatada iyo Jaaliyaddaha jooga wadanka banaankiisa.isagoo intaa ku darey in Far keliya aysan fool dhaqin oo si wada jir ah shacab iyo dowladdba ugu istaagaan wax u qabashada bulshadooda.

Previous Post

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Oo Shir Guddoomiyay Kulan Muhiim Ah

Next Post

Taliye Xijaar oo ka waramay howlgalka Ciidanka ee lagu xaqiijinayo Amiga

Next Post
Taliye Xijaar oo ka waramay howlgalka Ciidanka ee lagu xaqiijinayo Amiga

Taliye Xijaar oo ka waramay howlgalka Ciidanka ee lagu xaqiijinayo Amiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In