Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka degmada Diinsoor oo soo dhaweeyey Mashaariic uu soo dhagax dhigay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/Galbeed oo maanta gaaray degmada Diin-soor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedlka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Laftagareen waxaa uu sheegay in Mashaariic hormarineed laga fulinayo degmada Diinsoor ee gobolka Bay kuwaas oo muhiimad gaar ah u leh dadka deegaanka.

Madaxweynaha Koorfur Galbeed Soomaaliya wareysi uu siiyey Radio Muqdisho ayuu ku sheegay in mudooyinkii danbe laga soo shaqeynayey sidii arrintan loo hirgalin lahaaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mashaariicda ayaa waxaa kamid ah degmada loo sameeyo xarumo Waxbarasho iyo sidii laga shaqeeyo sidii xarumaha danta guud u shaqeyn lahaayeen.

dadka dagan degmada Diinsoor iyo deegaanada hoos yimaada ayaa arrintan aad u soo dhaweeyey iyagoo Dowladda Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed kaga mahadceliyey sidda ay markasta uga shaqeynayaan Hormarinta deegaanka.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay gaaray Magaalada Diinsoor halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Previous Post

AKHRISO:- Khudbadda Madaxweynaha ee Shirka Afrika Now.+Sawirro

Next Post

Waxqabadka Todobaadka Maamulka Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post
Waxqabadka Todobaadka Maamulka Gobolka Banaadir+Sawirro

Waxqabadka Todobaadka Maamulka Gobolka Banaadir+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In