Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Muqdisho oo ka cabanaya ciriiri ka jira waddooyinka caasimadda

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Shacabka Muqdisho oo ka cabanaya ciriiri ka jira waddooyinka caasimadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waddooyinka magaalada Muqdisho Waxaa Ka Jira ciriiri fara badan oo ay sababto saxmadda ka jirta waddooyinka,taas oo saameyn ku yeelatay isu socodka Gaadiidka isaga kala goosha caasimadda iyo gobollada dalka.

Ciriiriga ka jira waddooyinka ayaa waxaa sababa gawaarida waaweyn ee dekadda Muqdisho kasoo rarta xamuulka si ay u gaaraan suuqyada caasimadda,iyadoo ay sidoo kale jirto ciidanka ilaalada waddooyinka oo aan ka howl gelin qeybo badan oo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Cabdi Sheekh Xasan iyo Siidow Cabdullaahi Ismaan oo kamid ah darawalada ka xeeya gaadiidka kala duwan ayaa sheegay in muddo saddex saac ah ay ku qaadato in ay gaaraan goobta ay u socdaan ciriiriga jiro awgiis,iyagoo maamulka gobolka Banaadir iyo ciidanka ilaalada waddooyinka ka codsaday in wax laga qabto arrintaan.

Ciriiriga ka jira waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa u baahan wax ka qabasho degdeg ah, si bulshada caasimadda ay u helaan waddo si dhaqsi ah ay ugu gaaraan halka ay u socdaan.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qeyb galay shirweynaha golaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Next Post

Wasaaradda waxbarashada XFS oo heshiis 57,000 oo arday lagu siinayo waxbarasho lacag la’aan ah la yeelatay sanduuqa maalgelinta Qatar”SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda waxbarashada XFS oo heshiis 57,000 oo arday lagu siinayo waxbarasho lacag la’aan ah la yeelatay sanduuqa maalgelinta Qatar”SAWIRRO”

Wasaaradda waxbarashada XFS oo heshiis 57,000 oo arday lagu siinayo waxbarasho lacag la'aan ah la yeelatay sanduuqa maalgelinta Qatar"SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In