Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shahaado Sharaf la Guddoonsiiyay Haweenka Howlaha Guud ka qabtay Madaxtooyada Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shahaado Sharaf la Guddoonsiiyay Haweenka Howlaha Guud ka qabtay Madaxtooyada Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxtooyada Qaranka ayaa lagu abaal mariyey Haweenka Soomaaliyeed ee ka howlgala fayadhawrka, bilicda iyo guud ahaan Waaxda Howlaha Guud ee Villa Soomaaliya.

Munsaabaddan oo qeyb ka ahayd Xuska Todobaadka Haweenka ee caalamiga ah ayaa lagu muujiyey doorka soo jireenka ah ee Haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin kala socodsiinta howlaha Xafiiska Madaxweynaha.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha Waaxda Howlaha Guud ee Madaxtooyada Farxaan Xasan Axmed oo kalmad ka jeediyey munaasabadda ayaa ka warbixiyey sida ay shaqaalaha Madaxtooyada, gaar ahaan haweenku ay uga qeyb qaateen Olalaha Isxilqaan ee dib loogu dhisay Tiyaatarka iyo Madxafka Qaranka.

“Shaqaalaha Madaxtooyada ee haweenka ah waxa ay ku tilmaamanyihiin firfircooni iyo dhabar adeyg, waxa ay lafdhabar u yihiin dadaallada qurxinta Madaxtooyada iyo soocelinta muuqaalkii qurxoonaa ee ay lahayd. Sidoo kale waxa ay horseed u yihiin ka qeyb qaadashada Olalaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo dalka.”ayuu yiri Agaasime Farxaan.

Sidoo kale, Agaasime Farxaan ayaa guddoonsiiyey shahaaddo sharaf qaar ka mid ah howlwadeennada haweenka ah ee Madaxtooyada ka shaqeynayey muddada dheer, iyadoo lagu muujinayo dadaalkooda iyo howlkarnimadooda.

Previous Post

Dood-wadaag ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baraawe ka dhagax dhigay iskuul lagu baran doono cilmiga badda “SAWIRRO”een ee Radio Muqdisho

Next Post
Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baraawe ka dhagax dhigay iskuul lagu baran doono cilmiga badda “SAWIRRO”een ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baraawe ka dhagax dhigay iskuul lagu baran doono cilmiga badda “SAWIRRO”een ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In