Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shan kun oo lo’ ah oo laga dhoofiyay dekadda Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shan kun oo lo’ ah oo laga dhoofiyay dekadda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 5,000 (Shan kun) oo xoolo Lo’ ah ayaa maanta loo dhoofiyay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, iyadoo Markab weyn oo kuwa xoolaha qaada ah uu ka shareecday dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.

Shirkadda East Africa Livestock Company oo dhowr jeer oo hore xoolo badan u dhoofisay dalalka Khaliijka ayaa maanta xoolaha gaaraya shan kun ee lo’ u dhoofisay dalka Imaaraadka Carabta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa soo dhoweeyay dhoofinta xoolaha, isagoo ku booriyay Ganacsatada inay ka shaqeeyaan sidii loo xoojin lahaa suuq geynta xoolaha Soomaalida ee dibadda loo dhoofiyo.

“Shankun oo neef ayaa la dhoofinaya, waa markii ugu oreysay oo xoolo intaan la eg ay mar dhoofaan intii aan Wasaaraddu joognay, waxaan ku faraxsanhay in la keenay maraakiibtii waa weyneyd ee Xoolaha lagu dhoofin jiray, Wasaaraddu waxa ay ku dadali doono ilaalinta caafimaadka xoolaha, si loo ilaaliyo sharuucda dhoofka xoolaha” ayuu yiri Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid.

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka ah e Soomaaliya Mudane Nuur Faarax ayaa sheegay inuu soo xoogeynsanayo dhoofinta xoolaha, waxaana uu tilmaamay in Dekeda Muqdisho laga dhoofin doono xoolo dheeraad ah.

3 4 xul-lo-1 xul-lo-2

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska oo ka soo laabtay safarkii Sudan “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In