Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha degmooyinka oo loo tababbarayo sida ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbarka oo ku saabsan is dhexgalka bulshada iyo isla xisaabtanka ayaa waxaa loo qabtay 35 shaqaale oo ka tirsan degmooyinka Gobolka iyo guddoomiye ku-xigeenada Degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana tababbarka fulineysa hayโ€™adda horumarinta hal abuurka Soomaaliyeed SIDO waxaana tababarkan oo socon doona laba maalin oo ka qeyb galayaasha lagu fahamsiin doona, sida ay muhiim u tahay in shacabka ay dowladda kula xisaabtamaan canshuurta laga qaado.

Guddoomiyaha hayโ€™adda horumarinta hal abuurka Soomaaliyeed SIDO ย C//laahi Cali Jimcaale ayaa sheegay in siminaarkan ay ka faa’iideysan doonaan dad badan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

“Tababbarkan waxaa loo qabanayaa 35 shaqaale iyo guddoomiye ku-xigeenno waxaana aaminsanahay inuuu wax badan soo kordhin karo, sababtoo ah haddii dadka la baro sida shacbaka loola macaamilo, waxaa la gaari karaa horumar bulsho ,waxaana fududaadaneysa in dadka ay fahmaan dowladnimada”.ayuuyiri Cabdullaahi.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada iyo amniga ee maamulka gobolka banaadir Maxamed Axmed Diiriyeย  ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay shaqaalaha ka shaqeeya degmooyinka gobolka la baro habka ay dadka ugu adeegi karaan, taasina waxa uu ku sheegay in ay qeyb ka tahay horumarka bulshada.

“Waxaan soo dhoweyneynaa barnaamijjkan loo qabtay shaqaalaha degmooyinka gobolka banaadir, waana horumar bulsho, hadii shacbaka ay fahmaan dowladnimo waxaa fududaaneysa in ay sidoo kale fahmaan qaabkii ay ugu xisaabtami lahaayeen canshuurtii ay dhiibeen” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo amniga ee gobolka Banaadir.

Previous Post

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo deeq daawo ah Gaarsiisay Isbitaalka deegaanka Baxdo.

Next Post
Galmudug oo guddi u saartay wax ka qabashada abaaro ka jira deegaannadeeda+War-saxaafadeed

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo deeq daawo ah Gaarsiisay Isbitaalka deegaanka Baxdo.

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In