Shaqaalaha Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa maanta markii Afaraad ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka Qaranka.
Dhismaha Xarumaha danta guud ayaa waxaa si xowli ah u socda dib u dhiskooda iyadoo dhamaan ay ka qeyb qaadanayaan Hey’addaha iyo sidoo kale Wasaaradaha Dowladda.
Halkan ka daawo Sawiradda