Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa si dardar leh u soconaya barnaamijka isxilqaan oo dib u dhis loogu sameynayo xarumaha  muhiimka ah ee Dowladda, taasi oo ay ka qeyb qaadanayaan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradaha  Dowladda Soomaaliya

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaninayaan mas’uuliyiinta Wasaaradda  oo si weyn ugu soo diyaar garoobay ayaa  kaltanka lix iyo tobnaad uga qeyb qaatay dib u datactirka xarunta ex-guriga hooyooyinka oo loo bixiyay Guriga Mama Baxsan, waxaana goob joog ka ahaa madaxda  barnaamijka isxilqaan

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka hadlay muhiimadda barnaamijka isxilqaan ayaa tilmaamay inay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada doorka uga aadan dib u dhiska xarumaha danta guud.

Agaasimaha Waaxda Waraabka Iyo Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaliya ayaa  sheegay in Wasaaradu ay qeyb weyn ka qaadaneyso howlaha dib loogu dhisayo xarumaha danta guud.

Agaasimaha Barnaamijka Isxilqan Maryan Aadan Aamiin ayaa  sheegtay in meel wanaagsan ay mareyso xarumaha dib u dhiska lagu sameynayo.

Previous Post

Wasiirka Haweenka oo kulan la qaadatay diblomaasiyiin

Next Post

Machadka Diblomaasiyadda oo tababar u qabtay 19 hablood oo howlwadeenno ka ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda “SAWIRRO”

Next Post
Machadka Diblomaasiyadda oo tababar u qabtay 19 hablood oo howlwadeenno ka ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda “SAWIRRO”

Machadka Diblomaasiyadda oo tababar u qabtay 19 hablood oo howlwadeenno ka ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda “SAWIRRO”

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In