Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Olole Isxilqaan ah  ka fuliyay xarunta dhexe ee Wasaaradda.Si loo ilaaliyo Bilicda Wasaaradda loona dhowro Deegaanka, ayaa Olole nadaafadeedkaa oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Ahmed Madoobe Nuunow, waxaa maanta laga fuliyay qeybo kamid ah xarunta Wasaaradda.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Asad Cabdirisaaq Maxamed, ayaa “Waxaan joogtayn doona ololahaan oo kale si loo ilaaliyo bilicda Wasaaradda Ayuu yiri “ Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha Asad Cabdirisaaq Maxamed.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Ololahaan oo ay sidoo kale ka qeybgaleyn Agaasime waaxeedyada Wasaaradda iyo Qeybaha kala duwan ee shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, ayaa Qashin badan looga qaaday gooba kala duwan oo Wasaaradda ka tirsan, Waxaana qashinka oo lagu uruuriyay goob gaara lagu daabuli doonaa gawaari ay ugu talogashay Wasaaradda si loo fogeeyo.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow “ Waxaan idinkaga mahadcelinayaa sidaad isku xilqaanteen oo aad diyaar ugu soo noqoteen ilaalinta bilacda Wasaaradda oo ah meesha aan ka shaqo galayno” Ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Beeraha Mudane Axmed Madoobe Nuunow.

“ Sidookale waxaan rabnaa inaan doog ku abbuurno dhammaan,gidaarada Wasaaradda”

Previous Post

Hay’adda Gargaarka Soomaaliya Oo Gargaar Gaarsiisay deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay argagixisada

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay argagixisada

Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay argagixisada

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In