Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka Magacaaban ee Caafimaadka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka Magacaaban ee Caafimaadka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa xalay iskood u sameeystay xaflad loogu dabaaldagayo soo noqoshada Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Fawziya Abiikar  Nuur.

Xafladda ayaa u dhacday si wanaagsan oo damashaad iyo farxad ah, waxaana khudbado kookooban ka jeediyay Agaasimayasha iyo qaar ka mid ah shaqaalaha.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Dhinaca kale shaqaalaha ayaa hadiyado guddoonsiiyay Wasiirka magacaaban ee caafimaadka, kaasi oo ku adanaa dulqaadkii Wasiir Fawziya ee muddadii saddexda sano ahayd ee ay u adeegtay shacabka iyo waliba dadaalkii adkaa ee badbaadinta shacabka xilgii caabuqa faafa ee COVID-19 uu dhibaatada aadka u badan keenay.

Dr Fawziya Abiikar  Nuur ayaa balanqaday  inay shacabkeeda ugu adeegi doonto daacadnimo iyo hufnaan. . “Haddii aan u wada shaqeyno sidii aan gacmaha isu qabsanay xiliyaddii adkaa ee nasoo maray, waxaa gaari doona hadafka aan leenahay”. Ayay tiri Wasiir Fawziya.

Previous Post

Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud+Sawirro

Next Post

Kulan dhageysi dadweyne oo lagu qabtay Mugadisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan dhageysi dadweyne oo lagu qabtay Mugadisho “SAWIRRO”

Kulan dhageysi dadweyne oo lagu qabtay Mugadisho "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In