Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka ee Koonfur Galbeed oo loo furay siminaar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan oo socon doono muddo saddex maalin ah ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Hay’adda Save the Children.

Siminaarka muddada uu socdo waxaa ka qeybgeli doona Ilaa iyo 35 dhalinyaro oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho, kuwaas oo ubadan shaqaalaha Wasaaradda iyo kuwa laga soo xulay xaafadaha magaalada Baydhabo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudada siminaarka uu socodo waxaa ka qeyb galayaasha lagu bari doonaa  ka hortagga tacadiga ka dhanka ah ee carruurta iyo Haweenka, waxaana sidoo kale la socda tababaro kale oo lagu dhisayo aqoonta ka qeyb galayaasha oo u badan arrimaha xaquuqda beni’aadamka.

Nadiifo Xaaji Aarmiye Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u daahfurtay siminaarka ayaa ka qeyb galayaasha kula dardaarantay in ay ku dadaalaan sidii ay u fahmi lahaayeen casharada la siin doono, ayna ku daba qaan howlaha loo idmaday.

Previous Post

Akhriso: Mareykanka oo warbixin ka soo saaray xaaladda Soomaaliya

Next Post

Xiriirka Soomaliyeed ee Shataranjiga oo daaha ka rogay tartanka shataranjiga Iskuulada “SAWIRRO”

Next Post
Xiriirka Soomaliyeed ee Shataranjiga oo daaha ka rogay tartanka shataranjiga Iskuulada “SAWIRRO”

Xiriirka Soomaliyeed ee Shataranjiga oo daaha ka rogay tartanka shataranjiga Iskuulada “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In