Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xirey Muqdisho+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xirey Muqdisho+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hay’adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada inteedi kale ayaa wejihiigsa 3-aad  waxaa  maanta lagu soo geba gebeyey magaalada Muqdisho.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Waxaa xiritaanka Wejigii 3-aad ee tababarka maanta goob joog ka ahaa kusimaha agaasimaha guud ahna Agaasimaha maamulka iyo Maaliyadda wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiisak Xiukuumadda Soomaaliya Mudane Naasir Xasan Xuseen.

Waxaa loo qabtay tababarkani qaar kamid ah shaqaalaha ka kala socday hay’adaha kaladuwan ee dowladda Soomaaliya,kaasi oo ay iska kaashanayaan fulintiisa iyo qaban qaabadiisa Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Hay’adaha Farsight Afrika,MuqdishoMedia house iyo Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ay mas’uuliyiinteedi ku sugnaayeen goobta.

kusimaha agaasimaha guud ahna Agaasimaha maamulka iyo Maaliyadda wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiisak Xiukuumadda Soomaaliya Mudane Naasir Xasan Xuseen ayaa kula dardaarmay shaqaalaha dowladda ee tababaraka qaatay in ay si hufan ugu adeegaan bulshada,sidoo kale wuxuu agaasimuhu xusay in tababarkan uu yahay mid muhiimadiisa leh,isagoo uga mahadceliyay dadkii dowrka ka qaatay mudadii uu socday.

Waxaa geba gebada tababarkan ka soo baxay qodobo muhiim u ah sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya hirgelinta qodobadii la soo saaray wejiyadii 1-aad iyo 2-aad eek an ka horeyeey,taasi oo muhiimad gaar ah u leh guud ahaa hay’adaha dowladda iyo bulshada xiriirkooda.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani+Sawirro

Next Post

Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

Next Post
Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

Tubta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In