Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo tababar loogu diray Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo tababar loogu diray Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalahan tababarka loo diray oo gaaraya 30 shaqaale oo kala socday sagaal Wasaaradood oo dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah Maamuul Goboleedyada dalka ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya, halaasi oo ay ku soo qaadan doonaan siminaar la xariir la qabsiga isbadalka Cimilada oo ay soo qaban qaabisay  xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka Bii’ada.

Simaarkani ayaa waxaa maalgalinaya Hay’adda UNDP, aydoo cashirada lagu baxin doono Iskuulka Arrimaha Deeganka ee Wadanka Kenya, kaasi oo socon doono muddo 22 cisho ah.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Qaar ka mid ah Shaqaalaha tabaarkaasi  loo diray  ayaa Warbaahinta Qaranka  u sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin tababarkan ay heleen, waxaana ay intaa ku dareen in waxyaabaha ay ka soo faa’iideystaan siminaarka ay bulshadooda ugu adeegi doonaan.

Wasiiru Dowlaha Bii’adda ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane Burci Maxmed Xamse ayaa shaqaalaha ku booriyay inay ka faa’iideystaan fursadda ay heystaan, isla markaana ay ilaaliyaan sharafka iyo sumcadda bulshada ay matalayaan.

Shaqaalahan ayaa looga fadhiyaa inay si habsami leh uga faa’iideystaan fursadda ay heystaan oo ah tababarka loo fidiyay.

Sequence 17.Still007 Sequence 17.Still001

Sequence 17.Still007

Previous Post

Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka

Next Post

Maamulka degmada Warta Nabadda oo dhiiri geliyay haween la barayo xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka degmada Warta Nabadda oo dhiiri geliyay haween la barayo xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Maamulka degmada Warta Nabadda oo dhiiri geliyay haween la barayo xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In