Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda oo tababbar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda oo tababbar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

vlcsnap-2016-06-05-20h56m17s67Tababbarkan ku saabsanaa maamulka xafiisyada dowladda oo ay iska kaashadeen Wasaaradda amniga Gudaha iyo xarunta Muqdisho ee cilmibaarista ayaa waxaa ka qeyb galay xiritaankiisa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda amniga gudaha iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho, waxaana siminaarka socday muddo labo cisho ah.

Axmed Maxamed Rooble madaxa tababbarka ee xarunta ayaa sheegay in simaarkan ay ka faa’iideysteen 15 shaqaale oo ka kala tirsan Wasaaradaha Haweenka, Cadaaladda, Awqaafta, dhalinyarada, amniga iyo kuwa kale, ayna joogteynayaan siminaarada nuucaani oo kale ah.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada iyo wacyi gelinta ee Wasaaradda Amniga Cabdulaahi faarax ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo in shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Xukuumada ay ka faa’iideysteen tababbarkan.

Agaasimaha tababbarada iyo qorsheynta ee Wasaaradda amniga gudaha Liibaan Cismaan Nuur oo soo xiray siminaarka ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay gacan ka geysanayaan sidii loo joogeyn lahaa sare u qaadidda aqoonta shaqaalaha Wasaaradaha dowladda.

Ugu dambeyntii waxaa shahaadooyin la guddoonsiiyay qaar ka mid ah dadkii tababbarka ka qeyb galay.

vlcsnap-2016-06-05-20h53m20s87 vlcsnap-2016-06-05-20h56m17s67 vlcsnap-2016-06-05-20h56m11s5 vlcsnap-2016-06-05-20h55m59s145 vlcsnap-2016-06-05-20h55m51s58 vlcsnap-2016-06-05-20h55m39s193 vlcsnap-2016-06-05-20h55m33s138 vlcsnap-2016-06-05-20h55m27s71 vlcsnap-2016-06-05-20h54m52s237 vlcsnap-2016-06-05-20h53m53s161 vlcsnap-2016-06-05-20h53m49s121 vlcsnap-2016-06-05-20h53m39s25 vlcsnap-2016-06-05-20h53m34s223 vlcsnap-2016-06-05-20h53m27s160

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Diinta: “Berri waa maalinta koobaad ee Ramadaan” Dhageyso

Next Post
Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”

Wasaaradda Diinta: "Berri waa maalinta koobaad ee Ramadaan" Dhageyso

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In